take post
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Take Post
Gala'
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
take out
/teyk awt/ (ame) take away; (bre); (adj) 1. horay loo sii qaato (cunto baarka laga qaato, ee aan lugu dhex cunin) (n) 2. baarka cuntada dibadda looga qaato.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
take apart
/teyk apart/ (v) kala-dhig-dhigid (kala furfurid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
make out
/meyk awt/ (v) 1. si dhib ah ku fahmid ama ku arkid. e.g. Could you make out what she was trying to say? 2. qorid (foom, jeeg iwm buuxintood) 3. dabirid (hawl, nolosha qofka iwm dabiridooda).e.g. How did you make out while your wife was away? 4. sheegasho (ku andacoon).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
take off
(v) to remove something, esp. clothing; undress.
iska saaris, sida dhar iska saaris
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
take off
/teyk of/ (v) 1. siibid (iska-bixin, siiba dharka) (v) 2. kicidda diyaaradda (duulida dayuuradda).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lamp post
/laam powst/ (n) baalle (birta dheer ee nalalka dariiqa lagu xiro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stake out
/skeyt awt/ (v) 1. xeerid (seerayn, dhul si gaar ah loo oodo) (adv) 2. dusha ka ilaalin (si qarsoodi ah u waardiyeyn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
take down
/teyk dhawn/ (v) 1. kala saar-saarid (kala furfurid) (v) 2. qoraal ka samayn (ka qorasho) e.g. She took down his name and address.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Intake part
Gobol gude
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
teapot
/tii-pot/ (n) kirli-shaah (jalamad-shaah).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Teapot
Jalamad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eke out
/iik-awt/ (v) 1. tashiilid (dhaqaalayn) (v) 2. dabirid (ka dabarid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
make of
/ (v) ka fahmid (garasho ama fahmid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tempest
/tempist/ (n) xanfar (dabayl).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
tempest
n., duf,-ki, dabayl weyn.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Air port
Gego dayuuradeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
jack pot
/jaackpot/ (n) lacagta ugu badan ee gof ku guuleysto (khamaar ama bakhtiyaa-nasiib).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
make for
/ (v) si dhakhsa ah meel u aadid (meel u jihaysasho). e.g. He made for the door.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
make off
/meyk off/ (v) si deg-deg ah ula dhuumasho (dhakhso ula baxsasho). e.g. The thief made off with her money.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
net post
tiirka shabaqa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rake off
/reyk of/ (v) faa'iido khayaamid (khayaamada faa'iidada qaar la xado).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
safe put
tuurashada dhagaxa oo sax ah
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
take (v)
qaadaal
qaadid
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Time out
Muddo siis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tune out
/tuun awt/ (v) (adv) mawjadda ka baddalid (sida idaacad aad mawjaddaad maqlaysay ka baddashid).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Free port
Dekad xor
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sign post
/sayn-powst/ (n) calaamad tilmaan bixinaysa (calaamadaha jidadka ee qofka tilmaama).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
take back
/teyk baak/ (v) 1. ka noqosho (qirasho gaf qof ka dhacay) (v) 2. dib ula-noqosho (dib-u ceshasho).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Trade route
Marin ganacsi
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Treaty port
Deked heshils ganacsi
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Tree locust
Ayax geed
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Water spout
Mijiroor